Give

Gender Innovation Vision & Empowerment

Om bloggen -på somaliska

Kategori: Om bloggen

Ujeeddada laga leeyahay Bloggan waa:

- Inaan ku diiwaan gelinno waxqabadkayaga mashruuca


- Inaan luqadda iswidhishka ku tababarano annagoo adeegsanayna qalabka
kombiyuutarka

- Inaan muujinno mashruuca

- Inaan soo bandhigno aqoonta ka qayb galayaasha

Yoolka:

- Kor u qaadis  aqoontayada luqadda iswidhishka

- Sare u qaadno adeegsigayaga qalabka kombiyuutarka

- Horay u marinno fikirka xambaarsan halabuurka

Kooxda la beegsanayo:

- Shaqaalaha degmada

- Syaasiyiinta

- Soomaalida mashruucu raadeyn karayo


Översatt till somaliska av Maryam Osman (svensk version finns också under kategorin "Om bloggen").

Kommentarer


Kommentera inlägget här: