Give

Gender Innovation Vision & Empowerment

Xaawas dikt om Sverige (somalisk version)

Kategori: GIVE-deltagarnas kunskaper

1. Qomiyaha dunidu gidigood qax waa mareen qaxooti noqdeen dagaalkii markuu qabsaday waxan kusoo qaatay taarikhdi ay qoren .

 

Habaw iyo gaajo soomaaali uma horeeyn hadayse ihaleeshay ma in lagu hiifo baa habaas laygu sheego ruuxaan hagaagsaneyn runbaa lahadlaaye hadalkaasi waa idhibay

 

2. Waxanse kuhilmaamayaa onan uba hadlay dadkii hab isiiyey goortaan halka ugu imi welina ihabaaya iyagoo an iga horiman iswiidan hoygii labaad hooyo iyo walaal habaar kuma gaaro weligaana hodan ahaw

Hirkii sooqaxayo ayrooba soo higsadey dalkaanaa ugu horeeyoo an hagar aqoon habeen iyo maalin dadka waa uheelanyiin iswidan hoygii labaad hooyo iyo walaal habaar kuma gaaro weligaana hodan ahaaw.

 

3. Dhul fiicnaan badano taarikh fog baanlahaa fraaciintii horaa fox kaibsanjirey doonyo frabadano bada faafa baan lahaa fagaaraha ganacsi magac fiican

 

baanlahaa odayofacweno garta faaqidaan lahaa

Hablafarshaxanoo hidaha faafiyaanlahaa fidnada ihaleeshay yaa igu wacan faqriga.

 

4. Iswidan madaqxdeeda shacab keeda magaca dheer mamul iyo dawlad hambalyaan umarinayaa amaan iyo duco mugweyn baan umarinayaa meedyuhu hausheego inqaxootiyahay maqsuud murayadii yurubey weligaa madluun

Hanoqon.

 

5. Hadiyan gorfeeyo geyigan anigu kaimi waageska afrikaado gacankuuna jaat

Layahay guyadaan dhaqano baa geedahaa kabadan badaa guuxeyso khayraadka laga gurtaa gaja kuma qabine ciideydi baala gubey .

 

6. Beera gaamuriyo webiyaal annaga gureyn baang babaygiyo mooska iyo badarka iyo canbaha baangaar uleenahay ilaahbaan nagu galaday gaajo kuma qabine ciideydi baalagubey

 

7. Duulan igugibil ahayn baa dalkaygi galay gurboodkiyo dumarki goorti ay gawraceen ayaa qofba gees ucararoo gumaadku dhacay gajo kuma qabine ciideydi baa lagubey.

 

Skrivet av Xaawa Sheik Iman hösten 2011

Kommentarer

  • Caasha Faarax säger:

    Tack Xaawa Sheik! Detta är väldigt känslig dikt. Vilka tunga ond och vilken stölthet du har för din ursprungliga hemland och ditt nya hemlandet. :)

    MVH/// Caasha.



    Gabay aad u cajib ah oo sharaxaya wanagii wadenkeenu laha iyo dhibtii inna gaadhayba. Gabaygu waa mid shucuurta dadka kicinaya iyo adiga oo mujinaya abalka ay íswiidhan kuu gashay. Mahadsanid/// Caasha

    2012-06-22 | 13:01:59

Kommentera inlägget här: